Wishashkan hadda soo gaadhay Dekedda Berbera oo tiradoodu tahay Afar,
Halka Afar kalena soo socdaan oo ay iman doonaan Bisha Koowaad Dhexdeeda Sannadka cusub ee 2021.