Waxa si wadajir ah u dhagax-dhigay Dhismaha Dekedda Maydh, Maareeyaha Hay'adda
Dekedaha Somaliland, Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & H. Kalluumaysiga, Afhayeenka
Xukuumadda JSL iyo Maamulka Gobolka Sanaag iyo ka Degmadda Ceerigaabo. Dekeddan oo lagga Maalgelinaayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF.