Wakaaladda Madbacadda Qaranka Oo Si Rasmi Ah Sanadkan Qayb Uga Noqotay  Bandhiga Carwada Bugaagta Ee Hargeysa HIBF2025 
WMQ waxay halkaas ku soo bandhigtay  adeegyada kala duwan ee  ay qabato. Maalaha ay carwadu socoto oo dhan waxaad halkaasi ka heli kartaa adeegyada WMQ iyo wixii warr ah ee aad uga baahato.