Maamulka Hay'adda Dekedaha Somaliland, Maamulka Deg.Berbera iyo Maamulka
G/Saaxil Ayaa si wada jir ah ugu soo Dhaweeyay Dekedda Berbera, Sanaag Pilot boat iyo MJeex Tugboat oo ah Tugboat-kii Labaad oo soo Gaadhay Dekedda Berbera.