
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 2025 oo caawa lagu soo afmeeray Xarunta Dhaqanka Hargeysa, iyadoo kooxda Wakaaladda Madbacadda Qaranka JSL ee bandhigga ka qaybgalaysay ay guul ku soo....
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 2025 oo caawa lagu soo afmeeray Xarunta Dhaqanka Hargeysa, iyadoo kooxda Wakaaladda Madbacadda Qaranka JSL ee bandhigga ka qaybgalaysay ay guul ku soo gabagabeeyeen hawlgalkoodii.#HIBF2025