Maxamuud Raage Ibraahim Oo La Wareegay Xilka Maareeyaha Madbacadda Qaranka
Maareeyaha cusub ee Wakaaladda Madbacadda Qaranka Maxamuud Raage Ibraahim ayaa si rasi ah ula wareegay xilka uu u soo magacaabay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaanu halkaas ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa
Maareeyaha cusub ee madbacadda Qaranka Somaliland oo xilkii la wareegay - YouTube