Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Dib U Dhalashada Egle Iyo Madbacadda JSL

  Hargeysa(Geeska)- Waxa jirta sheeko xiiso leh oo ka dhaxaysa  Wakaaladda Madbacadda Qaranka iyo shinbirka galaydhka, shinbirkan ayaa marka uu gaboobo karib waxa uu go'aansadaa dib u dhalasho nolloleed oo ku qaadata wakhti dheer oo uu u halgamo talaabooyin badana u qaado sidii uu dib awoodiisa ugu soo ceshan lahaa waxa jirta sheeko ka dhaxaysa galaydhka iyo WMQ.

Nala daawo