XidhxidhitaankaQalabkiiCusbaa


WakaaladdaMadbacaddaQaranka Somaliland (WMQ) mudo 23 sano ah waxayxanbaarsaneydmagacaMadbacadQarankadibmarkiiuuDigreetokuAasaasay AHN MadaxweyneMaxamed Ibrahim Cigaal 1997. Waxa ay in badaniskudayeenshaqaalahaMadbacaddaQaranku in lagusameeyohorumariyomaalgelin, balsexilligaascaqabadobadanayaakahoryimid.
Nasiibwanaag December 2018 uuMadaxweyneMuuseBiixi u magacaabayMaareeyeMaxamuudRaage Ibrahim ooahaamas’uulxilaldhawr ah kasooqabtayxukuumadiiSiilaanyowaxauuisagaoo la kaashanayamadaxdaiyoshaqaalahaWakaaladaMadbacaddaQarankakahawlgalayqorshihii WMQ ay kudaboolilahaydbaahidadaabacadeedeeHay’adahaQaranka, waxaanubilaabay 2 mashruucooisugujiraDhismeiyoQalabeyn.
Madaxweynaha Somaliland iyomaareeyahaMadbacaddaQarankuwaxa ay islaqaateen in la sameeyomaalgelintaas ay u baahantahay WMQ-kuislamarkaanauumaalgeliyoBaankaDhexeee Somaliland, taasiookeentay in la sooiibiyo 20 Mashiinoobadankooducusubyihiinisugunajira Offset iyo Digital, kuwaasoohada ay kasocotorakibaadooduxarunta WMQ.
Dhinaca kale, waxauuMadaxweynaha JSL soosaaraywareegtolagusoowareejinayoWakaaladdaMadbacaddaQarankadhamaandaabacaadahaHay’adahaQaranka, markaLagareebo Passport-kaooqudha.