Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka JSL ayaa wareegto ku soo saaray qaab dhismeedka WMQ. Qaabdhismeedkan oo muddo dheer la lafa guraayay ayaa ugu danbayn maareeyuhu uu saxeexay dhaqan galkiisa.

Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka JSL ayaa wareegto ku soo saaray qaab dhismeedka WMQ.
 
Qaabdhismeedkan oo muddo dheer la lafa guraayay ayaa ugu danbayn maareeyuhu uu saxeexay dhaqan galkiisa.