
Koox Ku Ciyaaraysa Magaca Madbacada Qaranka Oo La Daahfuray
Waxamagaalada Hargeysa lagadaahfuray kooxda kubada cagtaeeku ciyaaraysa magaca Wakaaladda Madbacadda Qaranka,
koox danoodhalinyaro u badanayaa xafladaba laadhanlooguqabtay hotel Green PLAZA Waxaana xafladanfuray maareeyaha WMQ
MudaneMaxamuudRaageIbraahimsidaoo kale waxakasooqaybgalayagaasimahawasaaradawarfaafinta Somaliland,
agaasimahadaladadhalinyaradaeeSONYO,MarwoFaadumoSiciid, GuddoomiyahaxisbigaKulmiyeeegobalkaMaroodi-jeexiyoHooyoFaaisaMaxamed.