TABABAR LOO QAYBTAY QAYBO KA MID AH MADAX QAYBEEDADA WAKAALADDA MADBACADDA QARANKA JSL.

Waxa maanta ka qabsoomay xarunta Wakaaladda Madbacadda Qaranka tababar ku saabsan qorsheynta oo ay soo diyaarisay Waaxda Qorsheynta iyo Horumarinta ee
WMQ, tabarkaas oo socday muddo hal maalin ah waxa lagu baranayey noocyada kala duwan ee qorshayaasha iyo muhiimada ay u leeyihiin horumarinta, taabo gelinta iyo kor u qaadidia adeegga ay bixiso Wakaaladda Madbacadda Qaranka.