![](https://govsomaliland.org/uploads/files/2022/05/2022-05-23-06-07-55-3063-1653286075.jpg)
Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Dib U Dhalashada Egle Iyo Madbacadda JSL
Hargeysa(Geeska)- Waxa jirta sheeko xiiso leh oo ka dhaxaysa Wakaaladda Madbacadda Qaranka iyo shinbirka galaydhka, shinbirkan ayaa marka uu gaboobo karib waxa uu go'aansadaa dib u dhalasho nolloleed oo ku qaadata wakhti dheer oo uu u halgamo talaabooyin badana u qaado sidii uu dib awoodiisa ugu soo ceshan lahaa waxa jirta sheeko ka dhaxaysa galaydhka iyo WMQ.Nala daawo